Sharcigaasi kuma xirna in aad haysato dhalasho, Waxaad xaq u leedahay nus saac nasasho lacag degganaasho joogta ah ama haysashada la’aan ah, 5 saac markii aad shaqeyso ka dib. [...] Xataa haddii aad tijaabo ku Nasashadaada, waxaad u kala jabin kartaa laba jirto, saacado kooban aad shaqeyso ama aad tahay qaybood oo midkiiba ah 15 daqiiqo. [...] Haddii aad shaqeyso maalin fasax guud, waxaad WAQTIGA FASAXA LACAGTA AH codsan kartaa in lagu siiyo lacagtaada caadiga ah iyo maalin fasax ah lacagteeda. [...] Ka dib markii aad hal sano shirkadda u shaqeyso, waxaad xaq u yeelaneysaa 2 toddobaad oo fasax lacag ah. [...] Ka dib markii aad isla shirkadda u OGEYSIISKA RUQSADA IYO shaqeyso 5 sano, waxaad xaq u yeelaneysaa 3 LACAGTEEDA toddobaad oo fasax lacag ah.
Authors
- Pages
- 3
- Published in
- Canada
- Title in English
- Foundations: - Ontario Labour Law Association - WHAT IS WORKING HOURS LAW [from PDF fonts]